Bookmark and Share

Macluumaadka Qowmiyadaha laga badan yahay

Hordhac | Wargaarsiin | Xuquuq | Badbaado | Beelaha | Qorshayaal
Arabic | Chinese | English | Farsi | German | Hindi | Japanese | Korean | Somali | Spanish | Thai | Vietnamese

Booliiska iyo bulshadaada dhexdeeda


Saraakiisha xidhiidhinta qawmiyadaha/ reer Aasiya

Booliisku waxay leeyihiin hawlwadeenno gaar ah oo la shaqeeya jaalliyadaha qowmiyadaha laga badan yahay ee dalka ku baahsan. Waxay la shaqeeyaan jaalliyadaha si ay uga caawiyaan fahmidda iyo ka faa'iidaysiga adeegyada booliiska; la socodsiinta booliiska waxay jaalliyaduhu tabanayaan; iyo inay ciidammada ammaanka kala shaqeeyaan baadhista iyo ka hortagga dembiyada jaalliyadaha qawmiyaduhu ku lugleeyihiin.

Waxay ku faraxsan yihiin inay maqlaan waxaad ka walaacsan tihiin oo ay kaala shaqeeyaan sidii sare loogu qaadi lahaa ammaanka jaalliyadaha qawmiyadaha.

Map of New Zealand showing locations of Ethnic/Asian Liaison Officers Nootshoor iyo Weytakere Rodni
Mr Raymond Wong - Sarkaalka xidhiidhinta Booliiska iyo Jaalliyadaha Aasiya
Tel: 09 488-9782 (oo ku hadla Ingiriis, Mandariin, Kantoniis, lahajadda Fukiyaan)

Magaalada Ooklaan
Ms Jessica Phuang - Sarkaalka Xidhiidhinta Jaalliyadaha Aasiya
Tel 09 302-6421 (Ingiris, Mandariin, Kantoniis)

Kawntis Manukaaw
Mr Justin Zeng - Sarkaalka Xidhiidhinta Jaalliyadaha Aasiya
Tel 09 259-0759 (Ingiris, Mandariin, Kantoniis)

Hamilton Weykaato
Ms Kris McGehan - Maamulaha Warisgaarsiinta / Jagada Xidhiidhinta Qawmiyadaha
Tel 07 834-9444 (Ingiriis)

Wellington Xafiiska Taliyaha Ciidanka Booliiska
Mr Kefeng Chu - Lataliyaha Booliiska Dhanka Istaraatijiyadda
Tel 04 470-7256 (Ingiriisi, Mandariin)

Karaystijeej Kanterbari
Dable Rakesh Naidoo - Sarkaalka Xidhiidhinta Jaalliyadaha Aasiya
Tel 03 363-7400 (Ingiriis)

Ciddaad la xiirayso

Booliiska Degmada - Si aad u ogaato halka saldhigga booliiska degaankaagu ku yaal iyo sidaad ula xiriiri lahayd booliiska degaankaaga.